Afgammuur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Qalab af fiican oo wax lagu mudo ama lagu gooyo leh laakiin af beelay. 2. ld afgammuurid.

Afgammuur

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Wax af beelay ka dhigid. ld afgammuux², afgamuur², afgamuux².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afgammuur

afgammuuran | afgammuuran | afgammuurid | afgammuurmid | afgammuurnaan | afgammuurnaansho | afgammuux | afgammuux |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg