Aftahan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno/-ammo, m.dh)

1. Qof fikraddiisa si wanaagsan hadal ugu cabbiro. 2. Awoodda hal-abuur ee qof leeyahay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aftahan

afjuxuunso | aftahannimo | afyaal | doodaa | gola-kakac | gola-kataag |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg