Agaasiman
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-innaa, -innayd)Wax la agaasimay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga agaasiman ↴
agaasinnaan | hannaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg