Aglool

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:

1. Xoolaynta weel gocaya la xooleeyo. 2. Jaangooyada hore ee wax la dhisayo ama la samaynayo. 3. ld agloolid.

Aglool

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-oolay, -ooshay)

1. Weel gocaya ah xoolayn. 2. Guri dhisid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aglool

agloolan | agloolid | agloolnaan | agloolnaansho | caanyee | carar | dhaqdhaq | habay |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg