Dhaqdhaq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Wax yar oo dufan ah ama caano ama biyo ama wax la mid ah oo wax lagu agloolo ama lagu xalo. 2. Caano ama biyo yar oo weel salkiisa ku haray. 3. ld dhaqdhaqid.
Dhaqdhaq
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)Dhawr jeer biyo ku xalid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaqdhaq ↴
ebinefiriin | laab | aalad-kabniin | haar | nabad-jeceyl | akson | asaw | baaq | babbi | badfur |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg