Aguug

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld aguugid.

Aguug

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

1. Cid, ceel, god iwm duugid. 2. Isku a.: dad yoobsan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aguug

aguugan | aguugan | aguugid | aguugmid | aguugnaan | aguugnaansho | daguug | daguugan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg