Ajal
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. ld ajalo. Dhammaadka nolosha qof. 2. ld ajalid.
Ajal
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)Cid dhimashadeeda sabab u noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ajal ↴
ajalid | ajalo | cajalad | khajal | khajal | khajalid | majallad | rajal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg