Akhir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Waqti la rabay dib uga dhicid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga akhir

aakhir | aakhiritaan | aakhiro | aakhirutahan | kaadishir | akhiran | akhiran | akhiri | akhirid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg