Alaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qof si sahlan ula qabsan karo dad iyo dal uusan aqoon; qof galgal badan oo dhiiran.
Galaalxoor*
Fooro qof saarnayd oo uu iska tiro. Dambas ama nuurad qof cayaar laga badiyey la mariyey oo uu iska tiro.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga alaal ↴
ooryawalaal | ooryawalaaloobid | ooryawalaalow | ooryowalaal | ooryowalaalee | ooryowalaaleyn | ooryowalaaloobid | ooryowalaalow | xalaal | xalaalayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg