Alan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(almo/-nno, m.dh) Xubnaha geedka qasabka middood.
Alan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(almo/-nno, m.dh) (nax.) Erey waxaa loo qaybin karaa xubno tiradooda la mid ah inta shaqal uu leeyahay ereygaas (sida madax -> ma-dax); xubin waliba waxaa lagu magacaabaa alan; erey wuxuu noqon karaa hal alanle (cir), laba alanle (ma-dax), saddex alanle (dib-ka-be), iwm; xusuusnaada in shaqalka dheer lagu tiriyo hal shaqal ama hal cod (ii, aa iwm) sida shibanayaashan oo kale - dh, sh, kh, oo aan la kala qaybin karin.
BALAN-BAL*
SILIC
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga alan ↴
faalan | kaalandar | laalan | laalan | maalan | waalan | xabaalan | xaglo-talantaali | xalan | yalanyalxo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg