Alool

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Nooc dadabta aqalka ka mid ah oo laga sameeyo ulaha geed-duurka oo lagu seexdo ama guryaha lagu ilxiro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga alool

daacuun-calooleed | daacuuncaloolo | balool | balooley | baloolley | boogcalooleed | boog-calooleed | boogcaloolo | calool |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg