amaahin
(m.f.dh)

eeg amaahi. ld amaahis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh amaahin ↴

amaahis [m.l]
ld amaahin.

deymi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof lacag iwm amaahin. ld deyni.

rubisaar [Fal Labagudbe1 | Verb Bitransitive1] (-ray, -rtay)
Lacag dulsaar leh cid amaahin. ld ribisaar².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg