amaahiye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)Cid amaah bixisa.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh amaahiye ↴
rubisaar [m.l]
Faa'iidada la dul saarto lacag la is amaahiyey; dulsaar; korsaar; dheef. ld ribisaar¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg