amni
(m.l)

Nabad, nabadgelyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh amni

caamnimo [m.dh]
Caam ahaansho.

daraawiish [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
1. Urur wadaaddood (dariiqo) oo shiikh u taliyo, nabaddiyo colaaddaba. 2. Qayb ka mid ah Ciidanka booliiska oo qaabilsan amniga reer guuraaga. 3. eeg darwiish.

imaamnimo [m.dh]
Imaan ahaansho.

muddamdamnimo [Magac Dheddig | Noun Feminine]
Muddamdam ahaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg