Anatomi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)(baay.) Barashada dhismaha noolayaasha, gaar ahaan xubnahooda gudaha iyada oo la adeegsanayo jeebis iyo baadhitaan weyneyso leh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga anatomi ↴
soolaji | toobin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg