Aniga

Qaabnaxa: Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent Isrogrogga:

Magacuyaal tilmaamaya qofka kowaad ee kelida ah oo ebyoon ah (hadlaha ama qoraha). ld ani.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aniga

ani | fal | jir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg