aniyo
(Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent)

Macacuyaalka qofka kowaad oo ka kooban 'ani'iyo 'iyo'.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aniyo

anaaniyo [m.dh]
Wax la jeclaysiga qof naftiisa keliya wax la rabo. ld anaaninnimo.

canaaniyo [m.l]
Gubtahanyo.

insaaniyo [m.dh]
ld insaaniyad.

taniyo [Falkaab | Adverb]
Ilaa; tan³.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg