annaga
(Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent)magacuyaal tilmaamaya qofka kowaad ee wadarta ah oo ka baxsan kuwa lala hadlayo ama wax loo qorayo. ld anna².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh annaga ↴
anna [Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent]
ld annaga.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg