anqaas
(m.dh)

Hoore madow oo ka samaysan dhuxul, xabag, caano ama biyo isku riiqan oo ardada dugsiga quraanka wax ku qortaan. ld inqaas.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh anqaas

aruundi [m.l]
Geed nagaar leh qodax, caleen yaryar iyo miro casuura ah oo anqaasta laga samaysto.

inqaas [m.dh] (-syo, m.dh)
ld anqaas.

khad [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Wax shubma oo madow ama midab kale oo wax lagu dhigo ama wax lagu daabaco; anqaas.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg