aqoondaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Qof aan aqoon lahayn ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aqoondaran

aqoondarnaan [m.dh]
1. Xaaladda qof aan cilmi barani ku suganyahay. 2. Xaaladda uu ku suganyahay qof aan wax qori karin waxna akhriyi karin; jaahilnimo; aqoon la'ahaansho. 3. eeg aqoondaran. ld aqoondarnaansho, aqoondarri, aqoondarro.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg