Aqoonsi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Warqadda a.ga: dokumenti rasmi ah oo ay ku yaalliin magac dhan,sawir iyo wixii kale oo caddaynaya qof sugiddiisa. 2. Warqadda citiraafka. 3. ld aqoonsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aqoonsi

raadiyografi | abaaldarro | aqoonsasho | aqoonsii | aqoonsiin | baas | bar | cadbaar | cudur-aqoonsi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg