Bar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Wax laba meelood oo is le'eg loo qaybshay, meeshood; nus. Tus. “Lacagta bar i sii”.
Bar
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)1. Goobaabin yar oo meesha ku taal midab ka duwan leh. 2. B. xoolaad: xoolo yar.
Bar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(daaw.) Bar lagu dhasho oo meel xaddidan ee maqaarka ah ku taal.
Bar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Cid, cilmi iyo wax uusan aqoon aqoonsi. 2. Wax laba meelood oo isla 'eg u qaybin. 3. Is b.: caadaysasho.
baraan*
inanta boqorku dhalo
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
baranki*
khiyaano la doonayo in lagu maaweeliyo oo inta badan qof lagu sameeyo. lamid Barank.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Hadal badan bar waa been*
Hadal badan bar waa been
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Hadal badan bar waa been*
Hadal badan bar waa been
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Hadal badan bar waa been*
Hadal badan bar waa been
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Qambaruur*
Tiiranyo ka muuqata qof ooyaya ama murugeysan
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bar ↴
aadaminnimo | eber | ibagorayo | ibagurayo | ibaguryee | ka | saab | raabaraabe | taabasho | waabari |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg