Araari
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Wadiiqo yar oo u dhexeysa laba dhisme, laba beerood, ama laba xero iwm.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga araari ↴
araare | asaraar | asaraarid | ashqaraari | ashqaraarid | ashqaraarin | baraari | baraarid | baraarin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg