Asaraar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Muran wax jira lagu diidayo. 2. ld araarid.

Asaraar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Muran runta lagu diidayo samayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga asaraar

jaaxid | asaraarid | asaraartamid | asaraartan | asaraartan | jactad | jikaar | muran |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg