arayl
(m.l) (-llo, m.dh)

(kiim.) Koox orgaanig ah samaysanta marka atam haydarojiin ah laga saaro haydarokaarboon aroomaatig ah ama mid ka farcamay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arayl

aldhihaydh [m.l] (-dhyo, m.dh)
(kiim.) Qayb ka mid ah iskudhisyada oorgaanikada ah ee noocoodu yahay -C-H; halkaas oo R ay tahay koox alkayl ama arayl ah.

iter [m.l] (-rro, m.dh)
(kiim.) Nooc iskudhis organig ah oo leh kooxda -O-. Iteryada fududi waxay leeyihiin naaneysta R-O-R', halkas oo R iyo R'ay yihiin kooxo alkayl ama arayl ah oo aan ahayn iskumid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg