Arbe
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bayaal m.l/dh)1. Araye. 2. Shabeelka lab.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga arbe ↴
araye | bor | darbee | dharbeel | dharbeelid | gaxarbe | hagarbey | kansarbeereed | kaxarbe |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg