arbushid
(m.f.dh)eeg arbush². ld arbush¹ (2), arbushaad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arbushid ↴
arbush [m.l]
1. Xaalad xasillooni la'aaneed ee cidi ku sugantahay; qas; lab; rabsho. 2. ld arbushid.
arbushaad [m.dh]
ld arbushid.
fadqalallo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Qasidda meel xasilloonideeda iyo nabaddeeda la qaso; arbushid; rabsho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg