Arbush
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Xaalad xasillooni la'aaneed ee cidi ku sugantahay; qas; lab; rabsho. 2. ld arbushid.
Arbush
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)Cid xasillooni la'aan badid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga arbush ↴
arbushaad | arbushan | arbushan | arbushid | arbushmid | arbushnaan | arbushnaansho | fadqalallo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg