arho
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-haday, -hatay)Arah aadid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arho ↴
arhasho [m.f.dh]
eeg arho.
bidaarhoraad [m.dh]
Bidaarta gasha madaxa intiisa hore.
karho [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-haday, -hatay)
Wax niyadda ka necbeysasho.
maqaarholac [m.l] (-rro .., ml.)
(daaw.) Halaamacoodka haragga oo inta badan uu keeno dulan dibadda uga imaada.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg