aroomaatig
(m.l) (-gyo, m.dh)(kiim.) Iskudhis orgaanig ah oo dhiskiisu ka koobanyahay giraamo bensiin ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aroomaatig ↴
arayl [m.l] (-llo, m.dh)
(kiim.) Koox orgaanig ah samaysanta marka atam haydarojiin ah laga saaro haydarokaarboon aroomaatig ah ama mid ka farcamay.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg