Arayl

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

(kiim.) Koox orgaanig ah samaysanta marka atam haydarojiin ah laga saaro haydarokaarboon aroomaatig ah ama mid ka farcamay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga arayl

aldhihaydh | iter |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg