Aroore

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)

(baay.) Dhuun dhiig oo dhiigga ku shubta wadnaha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aroore

aroore-holac | aroore-qaade | caleen-iskudhisan | xididbarar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg