aroosad
(m.dh)

Haweenay ku jirta toddobaadkii ugu horreeyey aqalgalkeeda. ld caruusad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aroosad

alma-almay [m.dh]
Cucub ama lucbad ay ilmuhu ku cayaaraan oo qaab aroosad leh.

caruusad [m.dh]
ld aroosad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg