arrimi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

1. Ka a.: arrin, talo ka dhiibid. 2. U. a.: cid u talin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arrimi ↴

arrimin [m.f.dh]
eeg arrimi. ld arrimis.

arrimis [m.l]
ld arrimin.

guddi [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-iyo, m.dh)
1. Dad loo xilsaaray inay ka arrimiyaan xaajo doodi ka taagantahay. 2. Dad loo xilsaaray inay socodsiiyaan maamul dawladeed, shirkadeed iwm.

kaligitashade [m.l] (-dayaal, m.l/dh)
Qof arrimihiisa aan cid kale la tashan. ld keligi-tashade.

shataar [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-rro, m.dh)
Sh. ah: qof arrimihiisa ganacsi fulin og oo xeelad iyo baraarugsanaan daran wax ku meel marsada. ld shitaar¹.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg