aruurso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)1. Wax kala firisan meel isugu geysasho. 2. Wax meel yaal wada qaadasho. ld ururso, uruurso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aruurso ↴
ururso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax kala firirsan meel isugu keensasho. ld aruurso.
uruurso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld aruurso.
aruursasho [m.f.dh]
eeg aruurso. ld urursasho, uruursasho.
qambaruurso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Qof tiiraanyeysan hoos u ooyid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg