arxan
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)ld arax (1).
arxan
(m.l)1. Waxtar weyn oo cid dhibaateysan loo geysto.2. Dad xigtanimo ka dhexeysa; ehel.
arxan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)U a.: cid dhibaateysan waxtar weyn u gelid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arxan ↴
arxamid [m.f.dh]
eeg arxan¹.
barxan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Wax, wax aan la nooc ahayn ku dheehmid.
barxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax la barxay ahaansho (caano). 2. Wax, wax aan la nooc ahayn ku dheehmay ahaansho.
barxanaan [m.f.dh]
eeg barxan². ld barxanaansho.
barxanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld barxanaan.
dhabarxanuun [m.l]
Xanuun dhabarka ku dhaca.
farxan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xamay, -xantay; -xmi)
Miro kuwa kale ku darsan noqosho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg