Asal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Halka ay wax ka soo unkamaan; isir. 2. ld asali.

Asal

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:

Qolofta ama xididdada dhirta qaarkood oo dhacaankeeda wax lagu magdeeyo ama lagu xooleeyo.

Asal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-slay, -sashay; -sli)

Wax midab u yeelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga asal

aabee | naasaley | wacaari | ab'orijinis | arjantam | asali | asalmadoorshe |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg