Ab'orijinis
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga: (-syo, m.dh)Dadka asal ahaan u deggan amase degganaan jiray gobol, gaar ahaanse waxaa lagu istimaalaa dadkii Ustraliya degganaan jiray intii aan caddaanku tegin; ab'ogaa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ab'orijinis ↴
ab'orijinis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg