ashuun
(m.l) (-uumo, m.dh)

ld aashuun.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ashuun

aashuun [m.l] (-uummo/-uunno, m.dh)
Weel tebedda u eg, dhoobo ka samaysan oo biyaha lagu shubto. ld ashuun.

dhashuun [m.l]
1. Dhacaan adag oo meel bugta ka yimaada; malax, milil. 2. ld dhashuumid.

dhashuun [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-uumay, -uuntay; -uumi)
Meel bugta dhacaan adag ka imaansho.

jalxad [m.dh] (-do, m.l)
Weel dhoobo ka samaysan oo biyaha lagu shubto; Ashuun; Mardabaan.

malbo [m.dh]
Weel biyood dhoobo ka sameysan; ashuun.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg