ayin
(m.l)Ku daridda badar karsamayo budada lagu daro. ld ayimid.
ayin
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-yimay, -yintay)Badar karsamaya budo ku darid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ayin ↴
ayimid [m.f.dh]
eeg ayin². ld ayin¹.
bahaayin [m.l]
ld bahaahin.
cayin [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-nay, -ntay)
1. Wax tiradooda ama noocooda si cad u sheegid. 2. U c.: qof, meel u magacaabid.
cayinid [m.f.dh]
eeg cayin.
daayin [m.l]
ld daa'in¹.
daayin [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-imay, -intay; -imi)
ld daa'in².
dhaayin [m.l]
Caws qoyan ku sii dambeeyo.
hayin [m.l] (-nno/-immo, m.dh)
1. Rati la rarto oo aan buubaal ahayn. 2. H. ah: hayiminta.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg