Baalid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:B. ah: wax muddo dheer jiray oo aad u gaboobay.
Baalid
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Wax muddo dheer jiray, aad u gaboobid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baalid ↴
yabaalid | qaarxabaalid | xabaalid | baalidid | buubaalid | dabbaalid | isxabaalid | jagaf |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg