Baaq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

1. Cod dheer oo ay isugu yeeraan dad badan oo raabe-raabe u socda si aanay u kala lumin. 2. Cod ama calaamad gaar ah oo ciidan isugu afgarto. 3. Hadal ama dhaqdhaqaaq maldahan oo cid wax lagu fahamsiyo. 4. ld baaqid.

Baaq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

(taar.) War cad oo rasmi ah.

Baaq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

Baaq samayn.

Ibaaqo*

Biyaha dareenka ku yimaad ee xubinta taranka ragga kasoo baxa .shahwo .mani


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baaq

haadi | yabaaq | jaawo | nabad-jeceyl | ool | tabaaqil | tabatabbo | xaasil | xagurrin | afdhabaandhab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg