baarad
(m.l)ld baarasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baarad ↴
xambaarad [m.l]
ld xambaarsasho.
baarasho [m.f.dh]
eeg baaro. ld baarad.
dubaarad [m.dh]
Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay labadiisa dhinac ka wada cad, ama dhibco is la eg ku leh; habar.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg