Baari

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Culays, culaab. 2. ld baariyid.

Baari

Qaabnaxa: Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/-isay; -iyi)

1. Xoog ku riixid; qof wax ku adkayn; culays saarid. 2. Badeeco beec ka xayirid. 3. Ku b.: wax la naadinaayay qofka qiimaha ugu sarreeya gaara ka iibin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baari

taabasho | caafimaad-beeleed | raadgoob | raadgur | raadi | raadiyografi | raadqaad | xabbaarid | xambaarid | abaarikeentay |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg