Baarid
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:B. ah: Wax aad u qabow.
Baarid
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg baar². ld baaraan, baaris³, baaritaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baarid ↴
raadgoob | raadgur | raadi | raadqaad | xabbaarid | xambaarid | abbaarid | baanji | baaraan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg