Bacaroor

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Geed nagaar leh buruq sun ah iyo caleemo balballaaran oo geelu daaqo; balalo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bacaroor

balalo | sambacaroor |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg