Badhi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld bari¹.
Badhi
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-iyaal, m.l/dh)(bot.) Xubin (dhir) qaybta dhulka ka hoosaysa ah, taas oo u suurta gelisa inuu noolaado xilli abuur ilaa xilliga ku xiga. Badhidu waa xiddo isbeddel ku dhacay oo jirrid gaaban oo ballaadhan leh. Tus. “Basal”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga badhi ↴
badhiwale | cirbadhiib | cirbadhiibsad | cirbadhiibsasho | cirbadhiibsi | cirbadhiibso | dabadhicid | dabadhihid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg