Bakaar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, ml.)

1. Godka badarka lagu kaydiyo. 2. Badar muddo god ku jirey. ld bukaar.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bakaar

abakaar | abakaarnimo | bakaaroobid | bakaarow | bukaar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg