Balac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)1. Daymo, milicsi. 2. B. ka sii/b. ku sii: bal fiiri.
Balac
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-cyo, m.dh)Dugaagad ballaaran, xardhan oo macdan ka samaysanoo haweenka ku xarragoodaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga balac ↴
balacsad | balacsan | balacsanaan | balacsanaansho | balacsasho | balacsi | balacso | ilbalacle |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg