Ballanfur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Ka bixidda ballan horey loo dhigtay. ld ballanfurid.
Ballanfur
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Ballan horey loo dhigtay ka bixid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ballanfur ↴
ballanfurid | ballanfuryo | docfaruur |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg